74قالوا فَما جَزاؤُهُ إِن كُنتُم كاذِبينَ waxayna dheheen (Qoomkii Yuusuf) waa maxay Abaalkiisu haddaad Been sheegaysaan.