28وَما لَهُم بِهِ مِن عِلمٍ ۖ إِن يَتَّبِعونَ إِلَّا الظَّنَّ ۖ وَإِنَّ الظَّنَّ لا يُغني مِنَ الحَقِّ شَيئًا Wax cilmi ahna uma laha, ee waxay raaci mala uun, malana xaqa wax kama taro.