27إِنَّ الَّذينَ لا يُؤمِنونَ بِالآخِرَةِ لَيُسَمّونَ المَلائِكَةَ تَسمِيَةَ الأُنثىٰ Kuwa aan rumaynin Aakhiro waxay Malaa'igta ku magacaabi magac dhaddig.