14فَادعُوا اللَّهَ مُخلِصينَ لَهُ الدّينَ وَلَو كَرِهَ الكافِرونَ Ee bari (Caabud) Eebe adoo ukali yeeli cibaadada haba naceen gaaladuye.