12يا يَحيىٰ خُذِ الكِتابَ بِقُوَّةٍ ۖ وَآتَيناهُ الحُكمَ صَبِيًّا (waxaa loo yidhi) yaxyow ku qaado kitaabka (tawreed) xoog (dadaal) waxaan siinnay xigmo isagoo yar.