1الحَمدُ لِلَّهِ الَّذي أَنزَلَ عَلىٰ عَبدِهِ الكِتابَ وَلَم يَجعَل لَهُ عِوَجًا ۜ Mahad Eebaa iska leh Eebaha ku soo Dejiyey Addoonkiisa (Nabi Muxamad ah) Kitaabka (Quraanka) oon yeelinna Dhexdiisa Qallooc.