30وَما تَشاءونَ إِلّا أَن يَشاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّ اللَّهَ كانَ عَليمًا حَكيمًا Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee, Eebana waa wax walba oge falsan.