102وَما وَجَدنا لِأَكثَرِهِم مِن عَهدٍ ۖ وَإِن وَجَدنا أَكثَرَهُم لَفاسِقينَ Kamaanaan helin badankooda Ballan, waxaanse ka hellay badankood iyagoo Faasiqiina.