55في مَقعَدِ صِدقٍ عِندَ مَليكٍ مُقتَدِرٍ Meel la fadhiisto oo xaq ah oo Eebaha awoodda leh agtiisa ah (yaa u sugnaatay).