34إِنّا أَرسَلنا عَلَيهِم حاصِبًا إِلّا آلَ لوطٍ ۖ نَجَّيناهُم بِسَحَرٍ Waxaana ku dirray korkooda Dabayl Dhagaxyo wadaa, waxaanse ka nabadgalinnay (Luudh) ehelkiisii (rumeeyay) goor Aroor ah.