18كَذَّبَت عادٌ فَكَيفَ كانَ عَذابي وَنُذُرِ Caadna way beenisay (xaqii), seese noqotay caddibaaddii Eebe iyo u digitiisii.