43أَم لَهُم إِلٰهٌ غَيرُ اللَّهِ ۚ سُبحانَ اللَّهِ عَمّا يُشرِكونَ Mise Ilaah Eebe ka soo hadlay leeyhiin, Eebaa ka fog waxay la wadaajiyeen «Ilaah-nimada».