35أَم خُلِقوا مِن غَيرِ شَيءٍ أَم هُمُ الخالِقونَ Mise waxaa la abuuray abuure la'aan, mise iyagaa abuuray (naftooda).