23أُولٰئِكَ الَّذينَ لَعَنَهُمُ اللَّهُ فَأَصَمَّهُم وَأَعمىٰ أَبصارَهُم Kuwaasi waa kuwa Eebe lacnaday, dhagaha iyo Indhahana tiray.