79أَم أَبرَموا أَمرًا فَإِنّا مُبرِمونَ Ma waxbayse gooyeen Gaaladu oo amar ah (dhibka Nabiga) anaguna waxbaan goynaynaa (ciqaabtooda).