70ادخُلُوا الجَنَّةَ أَنتُم وَأَزواجُكُم تُحبَرونَ (Waxaana lagu dhihi) gala Janada idinkiyo Haweenkiinna (iyo kuwa idin la midka ah) idinkoo laydiin Nicmeeyey (laydin kana farxin).