32وَمِن آياتِهِ الجَوارِ فِي البَحرِ كَالأَعلامِ Calaamooyinka Eebe waxaa ka mid ah Maraakiibta (socota) Badda iyadood moodo buuro.