50قَد قالَهَا الَّذينَ مِن قَبلِهِم فَما أَغنىٰ عَنهُم ما كانوا يَكسِبونَ Waxaa saas yidhi kuwii ka horeeyey waxna uma tarin waxay kasbadeen.