50فَأَقبَلَ بَعضُهُم عَلىٰ بَعضٍ يَتَساءَلونَ Wuxuuna qaabilay qaarkood qaarka kale (ehelo Jannaha) iyagoo wax iswaydiin.