67وَلَو نَشاءُ لَمَسَخناهُم عَلىٰ مَكانَتِهِم فَمَا استَطاعوا مُضِيًّا وَلا يَرجِعونَ Hadaan doonana waan doorinaynaa, mana karayaan tagid iyo soo noqosho midna.