20وَجاءَ مِن أَقصَى المَدينَةِ رَجُلٌ يَسعىٰ قالَ يا قَومِ اتَّبِعُوا المُرسَلينَ Waxaa ka yimid Magaalada dhankeeda fog nin dagdagi (ordi) wuxuuna ku yidhi qoomkayow raaca rasuullada.