38وَالَّذينَ يَسعَونَ في آياتِنا مُعاجِزينَ أُولٰئِكَ فِي العَذابِ مُحضَرونَ Kuwa u socda ka (reebidda) aayaadkanaga iyagoo isleh Eebe daaliya, kuwaas waxaa lagu kulmin cadaab.