17ذٰلِكَ جَزَيناهُم بِما كَفَروا ۖ وَهَل نُجازي إِلَّا الكَفورَ Sidaasaana ku abaalmarinay gaalnimadoodii darteed, abaalmarin xunna waxaan abaal marinaa kuwa gaalnimada badan.