109وَلِلَّهِ ما فِي السَّماواتِ وَما فِي الأَرضِ ۚ وَإِلَى اللَّهِ تُرجَعُ الأُمورُ Eebe waxaa u sugnaaday waxa Samaawaadka iyo Dhulka ku Sugan, Xaggiisaana loo Celiyaa Umuuraha.