1طس ۚ تِلكَ آياتُ القُرآنِ وَكِتابٍ مُبينٍ (Xarafka hore Isagoo kale waan soo Maray) Inuu ku Tusin Mucjisada Quraanka, Taasi Waa Aayaadka Quraanka iyo Kitaabka Cad.