63بَل قُلوبُهُم في غَمرَةٍ مِن هٰذا وَلَهُم أَعمالٌ مِن دونِ ذٰلِكَ هُم لَها عامِلونَ waxayse kaga Sugantahay Quluubtoodu Halmaansho Xagga Kaas, waxayna Leeyihiin Camallo Kaas ka Duwan (oo Xun) oy iyagu u Camal Fali.