46إِلىٰ فِرعَونَ وَمَلَئِهِ فَاستَكبَروا وَكانوا قَومًا عالينَ Xagga Fircoon iyo Jameecadiisii (yaana u dirray) wayna is kibriyeen waxayna ahaayeen Qoom is korraysiiya.