57وَالَّذينَ كَفَروا وَكَذَّبوا بِآياتِنا فَأُولٰئِكَ لَهُم عَذابٌ مُهينٌ kuwa Gaaloobay oo beeniyey Aayaadkanagana kuwaas waxaa u Sugnaaday Cadaab wax Dulleeya.