7وَما أَرسَلنا قَبلَكَ إِلّا رِجالًا نوحي إِلَيهِم ۖ فَاسأَلوا أَهلَ الذِّكرِ إِن كُنتُم لا تَعلَمونَ Maanaan Dirin Hortaa Rag mooyee, kuwaas oon u Waxyoonay, ee Warsada kuwa Cilmiga leh Haddaydaan wax Ogayn.