26وَقالُوا اتَّخَذَ الرَّحمٰنُ وَلَدًا ۗ سُبحانَهُ ۚ بَل عِبادٌ مُكرَمونَ waxay dhaheen Gaaladii wuxuu Yeeshay (Eebaha) Raxmaana Ilmo, waa ka Nasahanyahay, waase Addoomo (Malaa'igtu) la Sharrifo.