22لَو كانَ فيهِما آلِهَةٌ إِلَّا اللَّهُ لَفَسَدَتا ۚ فَسُبحانَ اللَّهِ رَبِّ العَرشِ عَمّا يَصِفونَ Hadday yihiin dhexdooda (Samada iyo Dhulka) Ilaahyo way Fasaadi Lahaayeen, waxaa ka Nasahan Eebaha Carshiga leh waxay ku Tilmaami.