13وَما ذَرَأَ لَكُم فِي الأَرضِ مُختَلِفًا أَلوانُهُ ۗ إِنَّ في ذٰلِكَ لَآيَةً لِقَومٍ يَذَّكَّرونَ Iyo wuxuu idiinku abuuray Dhulka oo kala Duwan yahay Midabkeedu, Arriintaasna Calaamad Yaa ugu sugan ciddii wax xasuusan (fikiri).