98قالَ سَوفَ أَستَغفِرُ لَكُم رَبّي ۖ إِنَّهُ هُوَ الغَفورُ الرَّحيمُ wuxuuna yidhi waan idiinka dambi dhaaf warsandoonaa Eebahay isagaa dambi dhaafe Naxariista ehe.