48وَيَقولونَ مَتىٰ هٰذَا الوَعدُ إِن كُنتُم صادِقينَ waxayna odhan gaaladu waa goorma yaboohaas (Gooddiga) haddaad runsheegaysaan.