5إِيّاكَ نَعبُدُ وَإِيّاكَ نَستَعينُ adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).